Jacayl | Cabdiqaadir Juba | Hiil Fan
Waayaha ku gedaaman jacaylka waa waayaha aduunka oo dadkii isjeclaa qaar waxaa kala kaxaysa aduunyo qaarna isfahan waa qaar kalena dad xaasidin ah ayaa isku diray . Sidaas ayuu fanaanka #CABDIQAADIR_JUBA wuxuu yidhi Jacaylkeenii loolida Waayhuhu kalariyee intuu liicayoo lumay lays yidhi waxba uma hadhin soo celi ladhkiisii soo celi ladhkiisii imikuu lalaba shiday Alamtariyo liilaaf soo dhaaf libaaxii Hadii uu lugo;ay bari lib gudoonsay iyo guul #Hiilfan ujeedo ahaan waa in aan uruurino dhaxalka fankeena anagoo xuquuqda aan ka tagayn , suugaanta idilkeed waa hubkeena caqliga ee aan umado kale ku hanan karno ama ku qabsan karno , aniga aragtidayda. JACAYLKA DHABTA AH MIYUU DHAMAADAA ?
Labels:
Jacayl
Post a Comment
Post a Comment